Kooxda Damul Jadiid ee talada dalka la wareegtay Dayax mise Dogob ?

Inkasta oo ay muddo hore ka curteen carrigeena xisbiyo siyaasadeed, waxaa dhiciseeyay kacaankii mileteriga ee xukunkii xoog kula wareegay dastuurkiina laalay. Wixii ka danbeeyay sanadkii 2000, shirkii dib-u-heshiisiintii Carte waxaa si doqoni ma garato ah u soo noolaanayay hannaanka dawladnimo iyo siyaasadda qori isu dhiibka ku dhisan. Balse waxaa hule-beer-galay ku noqday dhawr arrimood oo … Continue reading Kooxda Damul Jadiid ee talada dalka la wareegtay Dayax mise Dogob ?